Muuqaal nooceeya ayay leedahay halka Doorashada loo diyaarshay Ee Bosaso ?

Gudiga Doorashada heer federaal iyo kan Doorashada heer Puntland,ayaa booqday xarunta ay ka dhacayso doorashada Xildhibaanada 16-ka kursi ee Magaalada Bosaso 5 -6 bishan.

Teendhadan Doorashada loo asteeyay,ayaa laga dhex dhisay Garoonka diyaaradaha ee Bosaso.