Baarayaal sare oo loo xilsaaray tacadiyadii Itoobiya ka dhacay

Waa bilow fiican , marba hadii dhibaatooyinka africa baadhitaan laga bilaabay , Madaxa Hay’adda Xuquuqul Insaanka Hayada Ramada midoobay u qaabilsan ,Ayaa Magacaabay Koox Soo baadha Dambiyada Dagaal & Xadgudubyada ka Dhanka Ah Xuquuqul Insaanka Ee Ka Dhacay Itoobiya.

Madaxa Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay,ayaa u Magacaabay Xeer Ilaaliyihii hore ee ICC Fatu Bensouda in ay Noqdoto Gudoomiyaha saddexda Qof ee Komishanka Caalamiga ah ee Khubarada Xuquuqul Insaanka u qaabilsan Itoobiya.

Ambassador Federico Vilegas (Argentina)ayaa U magacabay Fatu Bensouda oo u dhalatay Gambia, Carrie Betty Murungi oo Kenya u dhalatay iyo Steven Ratner oo Maraykan ah inay Noqdaan baarayaal.