Deni oo ka diiday Dhabancad in uu Wasiirada Haweenka Xildhibaanad ka dhigo ?

Saakay,ayuu isagoo oradaya dabadana kawada Wasiirada Haweenka ugalay Dhabancad Madaxweyne Deni.

Dhabancad,wuxuu ku yiri Gabadhan iga qabo,waana udiyaarsan tahay booskii Xildhibaanka,sida aan ka helay Il Xog-ogaal ah.

Balse Madaxweyne Deni,ayaa ugu jawaabey Dhabancad”Anoon kala tashan Odoyaasha Cumar Maxamuud ma isku taabanayo booska Xildhibaanka ee iikaadi”

Dhabancad markuu ka socon waayay loogana digay u olalayntii Wiilka Agaasimaha Duulista ah Hawada jooga,ayuu uwareegay Gabar in uu raadiyo.

Ujeedka Dhabancad,waa yuusan soo bixin Qof macno leh oo ku qarin kara.

Jibril Qoobey.