Manhajka Dugsiyada Hoose Ee Puntland oo la daahfuray

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Dugsiga Agoomaha ee Garoowe ku daah-furay qaybinta Manhajka Dugsiyada hoose ee Puntland.

Daahfurka,ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadda iyo Taclliinta sare ee Dowlada Puntland.