Maxaa looga xaajooday Fadhiga Gudiga joogtada ah Ee Baarlamaanka Puntland?

Fadhiga 8-aad ee Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland,ayaa qabsoomay saakay.

Fadhiga,waxaa madax-gudiyeedyada Golaha Wakiillada looga dhegaystay warbixino la xiriira…..

1.Arrimaha bulshada.

2.Abaaraha

3.Dhaqaalaha

4.Deegaanka

5.Xuquuqda Aadanaha.

Sidoo kale waxaa Guddiga warbixin la wadaagey Guddiga gaarka ah ee u-xilsaaran soo gudbinta xaaladda ay ku sugan yihiin dadka baahiyaha gaarka qaba.

Jibril Qoobey.