Wado loogu magacdarey Tumey oo laga hirgeliyay Gaalkacyo

Wado loogu magacdaray Maxamuud Yaasiin Tumey,ayaa Maanta xariga looga jaray Gaalkacyo.

Shirkada Kebarco,ayaa si cajiib ah udhistay Wadadan.

Si xawli ah ayay Maamulka Dowlada-hoose ee Gaalkacyo uwadaan dhismaha Wadooyin casri ah.