Maxaa kasoo baxay Shirweynihii Cumar Maxamuud Ee xalay iyo Garowe?

Kulankii xalay ee Beelweynta Cumar Maxamuud ay ku yeesheen Garowe.

Kulankaas,waxaa layskula jeex-jeexayAjandaha rasmiga ah ee Isimada Beesha la hor fariisanayso Madaxweynaha.

Is-afgarad,ayuu kusoo idlaaday,waxayna Isimadu sheegeen in ay qaadayaan Qodobadaas,waxii ay kala soo kulmaana kusoo celin doonaan Madasha Guud.

Xaqiiqdii Islaan Bashiir,waxuu muujiyay hogaamin xili loo baahnaa timid.

Habayaraatee Wasiirka Arimaha Gudaha ma imaan Shirka oo xataa salaan uguma imaan Islaanka iyo Waftigiisa.

Jibril Qoobey.