Maxay Deni iyo Axmed Karaash isku qabteen?

Labada Kursi ee Beelaha Dhulbahante Xildhibaanadooda ka harsan ayay isku qabteen Deni iyo Axmed.

Balse isqabashadoodu ma’ahan mid sii buuran,waxayna ubadan tahay in xal laga gaaro.

Deni,ayaa muujiyay ilaa iyo hada dabacsanaan dheeriya oo Axmed uhoyday uguna tagey Hoygiisa.