Halkee loo wareejiyay Doorashada Xildhibaanada Garbahaarey?

Maanta waxaaa loo badinayaa in la shaaciyo Kuraasta Garbahaarey ku asteysnayd.

Kismaayo,ayaa loo asteeyay Doorashada Kuraastii Garbahaarey,sida ay ii xaqiijiyeen Ilo xog ogaal ah.

Ku dhawaaqistu saacadaha soo socda in ay dhacdo ayay ubadan tahay.

Jibril Qoobey.