Shirweynaha Xisbiga Abiy oo ka furmay Adis-ababa

Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya,ayaa waxa uu si rasmi ah maanta uga billowday shir weynaha Xisbiga hayo talada dalkaasi ee PP.

kulankaa oo ay ka qeyb galayaan Ergo aad u badan,ayaa ah kii ugu horreeyay tan iyo markii uu Xisbigaasi si weyn ugu guuleystay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday.

Si kastooy ahaataba Shir-weynaha,waxaa ka soo bixi doona go’aanno go’aano muhiim u ah xigan adag Itoobiya.