Video:-Karaash oo Casho sharaf usameeyay Isimada Mudug

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan,ayaa caawa kulan la qaatay Isimada iyo Nabadoonada gobolka Mudug oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

Wuxuuna si weyn ugaga mahadceliyey Isimada iyo Nabadoonada doorkooda wanaagsan ee ay ka qaataan nabada iyo horumarka Puntland, gaar ahaan Gobolka Mudug,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka