Iiraan ma waxay weerartay Mareykanka?

Saraakiisha ammaanka ee dalka Ciraaq ayaa sheegay in 12 gantaal oo ah nooca balistitikada ah lagu garaacay magaalada woqooyiga Ciraaq ku taala ee Erbil.

Gantaaladan ayaa ku dhacay agagaarka Safaraaradda Mareykanka ee kutaala Ciraaq.

Saraalkisha Mareykanka ayaa sheegay in wax dhibaato ah aysan gaarin dhismaha Safaraadda dhismaha Safaaradda.

Telifeshen afka Kurdhishka ku hadla ayay dhibaato kasoo gaartay balse wax dhimasho ah weli lama soo sheegin.

Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in weerarkaa uu ka yimid dhinaca Iran.