Madaxweyne Deni oo qaabilay Xildhibaanad Leyla Cilmi oo ka tirsan Baarlamaanka Sweden

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Layla Cali Cilmi, oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Sweden.