Video:-Sidee loogu soo dhaweeyay Muuse Biixi Maraykanka ?

Waxuu ka degay qaybta Dadka caadiga ah ee Garoonka mana la siin maqaam gaar ah oo xataa gaarsiisan Diblomaasi heerkiisu hooseeyo.

Looma dhigin Roogii casaa,lagama dejin qaybtii VIP-da,mana soo dhaweyn Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka.

Dad yar oo koox ah,ayaa usoo dhaweeyay sidii Qof ehelkooda ah oo uyimid,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka