Islaan Ciise oo kala dab qaadaya Islaan Bashiir iyo Madaxweyne Deni

Kulan deg-deg ah ayay iskugu yimaadeen Waxgaradkii iyo Musharaxiintii Beesha Cumar Maxamuud si ay uga xaajoonayaan xaalka iyo talaabada xigta.

Balse,waxaa yimid Halka kulanku ka socday Islaan Ciise oo ka codsaday Islaan Bashiir in uu raaco,waana israaceen.

Kulankii sidaa,ayaa lagu hakiyay,waxaana la balamay Beri subax in go’aan wadajir ah soo baxo.

Jibril Qoobey.