Jubaland oo sii daysay Kuraastii ugu danbeeyay Ee Kismaayo

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland,ayaa shaaciyey Jadwalka Qabashada Doorashada 4-tii kursi ee ugu danbeysay ee deegaan doorashada magaalada Koowaad ee Kismaayo, Jubbaland. Hoos ka akhriso Faahfaahinta.

Halkan ka akhriso:-