Xildhibaanadii ku harsanaa Garowe oo lasii daynayo goordhow

Lixda xildhibaan ee Garowe ku harsan.,ayaa la filayaa in uu sii daayo goor dhow Madaxweyne Deni waxayna kala noqon doonaan sida la filayo…

1) Xildhibaan Sanyare ( Cumar Maxamuud Gudoomiyaha Gobolka Mudug) .

2) Xildhibaan Cismaan Dheere ( Cumar Maxamuud Agaasimaha W.Duulista Hawada)

3) Xildhibaan Cabdulaahi (Leelkase Xirsi Muumin. )

4) Cabdirisaaq Xassan Dhookir ( Bahrarsame Askari Ciidanka PMPF badda Puntland )

5) Cabdirixmaan Ama Jaamac Xassan Khaliif ( Cali Gari Dhulbahante)

6) Sacdiyo Salaad ( Carab-Saalax Reer Naaleeye )