Gudiyada soo xulaya Ergada Dooranaysa Kuraasta ku harsan Puntland oo la shaaciyay

Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay liiska Guddiyada Xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka Somalia ee lagu dooranayo Magaalada Garowe .