Deni oo loo doorto Somaliya waxay ka dhigan tahay…..

Awooda Deni caawa gacanta ugu jirta hadii mid ka weyn uu hantiyo waa khatar soo korortay oo aan laga badbaadayn.

Niyukleerka Waqooyiga Kuuriya laga ilaalinayo ayay la mid tahay awooda Dowladnimo ee Somaliya oo Deni ugacan gasha.

Waxa kaliya ee ukordhaya markuu noqdo Madaxweyne Fadaraal,waa …..

1.Isla weyni.
2.Kibir.
3.Macangagnimo
4.Musuq iyo Eex
5.Cadaalad xumo
6.Cuqdad iyo Ciilqab.

Ma dareemi doono oo uma saa’idi doonto habayaraatee wax masuuliyad ah…

1.Ma dareemi doono masuuliyada ukorortay.
2.Ma dareemi doono deganaan iyo culays.
3.Ma dareemi doono dulqaad siyaada ah.
4.Ma dareemi doono Naxariis iyo dabac.
5.Ma dareemi doono hufnaan iyo M.wanaag.
6.Ma dareemi doono cadaalad iyo Eex yari

Deni awooda Dowladnimo oo idil,waxuu u isticmaali doonaa hal Qof oo ay murmeen.

Jibril Qoobey.