Islaan Ciise iyo Suldaan Garaase oo loo joojin waayay codsigoodii

Saxiixii Suldaan Garaase ee uu kufsaday Maxamuud Shido kuna badashay Wiilka uu Abtiga u yahay ee Ajuuraan waa usocday.

Madaxweyne Axmed Madoobe ma khaldana,sababtoo ah Kursiga,waxaa looga badashay Kursigii Wiilka Ajuuraan.

Wiil Sawir qaade uga ah Madaxtooyada,ayuu ku qortay Kursigii Abokor Ciise Axmed Madoobe.

Dadaalkii labada Isin waa mira dhali waayay.

Meeshaa,waxaa lagu ilhaameeyay Suldaan Garaase,Islaan Ciise iyo Xasan Shire Abgaal.