Maraykanka oo Deni ugu hanbalyeeyay soo gaba-gabaynta Doorashada Baarlamaanka

Safiirka Maraykanka oo ugu hanbalyeeyay Madaxweyne Deni soo gaba-gabaynta Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraalka.

“Waxaan la qaadanay in lasoo dhameeyay dhamaan Doorashada Baarlamaanka,waxaana la wajahayaa waj8ga labaad ee Geedi socodka Dimuqraadiyada”Ayaa lagu yiri Twitter-ka.

Doorashadii Baarlamaanka Labadiisa Aqal ee ka dhacday Puntland,ayaa ah midii ugu hoosaysay.