Maxay kawada hadleen Puntland iyo EUCAP iyo EUDEL?

Wasiiru Dawllaha Madaxtooyada Cabdiraxmaan Cali Axmed oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Maxamed Cabdirashiid Cali maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda xafiisyada EUCAP iyo EUDEL ee Soomaaliya oo uu hogaaminayo Kuxigeenka EUCAP Dr. Fabian Loewenberg oo ay weheliyaan Mr Cabdullaahi CabdiNuur oo ah madaxa xafiiska EUDEL iyo Mr Pedro oo madaxa xafiiska EUCAP ee Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay dib u eegis loogu samayn lahaa howlgaladda Xafiiska EUCAP ee Puntland.