Muxuu yahay ujeedka looga hadal siinayo Axmed King-kong?

Sida wararku sheegayaan,waxaa Beri la abaabulay in uu shir jaraa’id ku qabto Garowe Axmed King-kong.

Ujeedka shirka jaraa’id laga leeyahay,waa Sadex arimood oo kala ah…

1.In Dadka laga jiheeyo xaalka taagan oo mowduuc cusub loo furo,gaar ahaan ixtiraamdaradii Isimada Mudug.

2.In Boqor Burhaan la qaniino oo Axmed laga dhigo Boqorkii oo ka hadlay xaalada Puntland.

3.In Deni loo muujiyo taageero maadaama ay isgafeen isimadii oo dhan.

Waa talaabo muujinaysa in uusan daacad ka ahayn heshiiskii Bosaso Madaxweyne Deni.

Looba jooge,waxuu badali karo Warkaas.

Jibril Qoobey.