Video:-Deni”Hadafkayga koobaad waa in uusan Farmaajo sii joogin Villa-da”

“Waxaan utaaganahay qabashada xilka Madaxweynaha Fadaraalka Somaliya”Ayuu yiri Deni.

Khudbad dheer oo qaadatay Laba Saac,ayuu Caawa sii daayay,balse aan wax nuxura oo badan lahayn.

Dadkii fadhiyay Goobta,ayaa intooda badani ku caajiseen khudbadiisa,waxayna ku mashquulsanaayeen isla sheekaysi dhexdooda ah.

Waxaa madasha ka muuqatay in aan xiiso loo hayn hadalka Madaxweyne Deni iyo hankiisa Xamar.

Halkan ka daawo muuqaalka