Xildhibaanadii cusbaa oo durba gacanta Deni qaar ka baxeen

Shan-Xildhibaan,ayaa la waayay oo aan kasoo qaybgalin kulankii Maanta.

Xildhibaanada,ayaa laga waayay Hoteladii lagu ogaa,waxayna dansadeen Taleefoonadii horay loogu qaybiyay.

Ma cada halka ay ka cid galeen ilaa iyo hada,waxaase ku socda baadigoob xoog badan.