Maxay kawada hadleen Rooble iyo Beesha caalamka ?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+.

Arimaha ay ka wada hadleen,waxaa ka mid ahaa..

1.Dhammeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka gaar ahaan Dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Hirshabelle .

2.Hirgalinta Jadwalka dhaarinta xildhibaannada Labada Aqal ee BFS.

3.Xaaladda abaaraha ba’an ee dalka ka jira iyo sidii ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen gurmadka loo fidinayo dadka Somaliyed ee abaartu saameysay.