Yaa ku kalifay iscasilaada Fiqi Cabdinaasir M.Mire ?

Nabadoonada ku saxiixan Warqadan kala bar waa kuwii ku kalifay Fiqigu in uu iscasilo.

Waxaa Saldhig u ah Guriga Maxamuud Shido,halkaas,ayaana laga soo abaabulaa dhibaataynta Fiqiga.

Wax laga xumaado ayay ahayd in Fiqigii oo Cumar Maxamuud-weynihii kale la saxiixdsy Bayaan laga daba qayliyo,iyadoo aysan jirin jifi kale oo ka dabahadashay Caaqilkoodii.

Dhabancad waa Ninka loo adeegsaday cayda Fiqiga oo Odoyaashan 6-ka mid ah Qol kusoo xirtay kadibna Lacag uqaybiyay isla habeenkii Bayaanku soo baxay.

Fiqi Cabdinaasir waa hormuud runtii wax wanaagsan ka shaqeeyay sababayna in la helo midnimo dhaqan oo reer Mudug mudadii uu talinayay,waana mida loola dirirayo.

Ugu yaraan waa in Jifidu ka reebtaa Fiqiga Odoyaashan shaqa taga ah ee Garowe hoyga ka dhigtay.

Jibril Qoobey.