Sawiro:-Mudug oo Roobkii Gu’ga ka curtay

Gaalkacyo,ayuu Roobka Gu’ga ka curtay,waxaana ka da’ay Magaalada Gudaheeda Roob fiican.

Degmada Galaadi,ayuu iyadana Roob fiican ka da’ay.

Degmada Bookh ee Deegaanka Somalida Itoobiya,ayaa iyaduna ka mid ah Magaalooyinka Roobku ka curtay.