Talooyin haldoor oo ku socda Madaxweyne Deni

Waxaa loo baahan yahay in wakhtiga kala guurka, la qaado talaabooyinkan…

1-In Hufnaanta Maaliyada dalka la ilaaliyo, wakhtigan kala wareega ah.

2- In Madaxweynaha uu wareejiyo Awooda iyo Maamulka, iyadoo Madaxweyne Karaash loo promote- gareeynayo, (Care-taker President 2-sano) sida uu qabo Dastuurka.

3-In dhibtii ka dhacday Bosaso,Dadkii waxyeeladu gaartay laga fakaro in ay gaarto Kaalmada Madaxweynaha.

4- In Xulashadii Xildhibaanada oo dil-dilaac iyo tafaraaruq Bulsho abuurtay Dadka la mideeyo oo Madaxweynaha uu qaato door, maadaama laga eexday dad badan oo xaq u lahaa in ay tartamaan oo Lacago badan ay kaga soo baxday, helida kuraasta Xildhibaanimada.

Sharma’Arke Abshir