Beesha Idiris Ugaar oo si weyn ugu diyaar garowday shaacinta Beeldaajaha

Idiris Ugaar si fiican ayay ugu diyaar garoobeen shaacinta Isinkooda oo beri ka dhacaysa Garowe.

Ciidamo ka mid ah Daraawiishta Puntland,ayaa sugaya amniga xaflada oo Aaran ay weerar ku yihiin.

Talyaha Qaybta Booliska Nugaal,ayaa iska diiday amar uga yimid Xasan Shire oo oranaya in uu talaabo qaado.

Talye Xuseyn,ayaa sheegay in uusan ku xadgudbayn Beel dooranaysa Isin Dhaqan.

Jibril Qoobey.