Ma dhabaa in Juxaa,Caasho iyo Awaare ay kasoo dhex muuqan doonaan….

Juxaa,Caasho Geelle iyo Cali Cabdi Awaare shalay kulankii Qadada,waa laga joogi waayay sida aan ku helay xog la hubo.

Haldoorkaas,waxay lasoo istaageen aan dhisno Madaxweynaha oo Gudiyo ayay qorayeen.

Laba warba waa laysla dhexmarayaa in ay haldoorkan loo hanweyn yahay ay ka shaqaysiisay.

1.Cali in la siinayo Wasiirka Cismaan Maxamuud.

2.Juxaa jago iyo dhaqaale

3.Caasho jago iyo dhaqaale.

Xaqiiqdu waxay tahay in uusan Deni Somaliya Madaxweyne ka noqonayn cid walba oo dhista.

Jibril Qoobey.