Garaadkii Labaad oo Beesha Cabdi-ciise yeelato oo lagu Caano-shubay

Garaad Jaamac Ciise Xirsi,ayaa si rasmi ah loo caleema saaray Maanta.

Beesha Cabdi-ciise ee Isxaaq Cumar Maxamuud ,ayaa yeelatay Garaadkii Labaad.

Caleema saarka,ayaa ka dhacay Deegaanka Garacad ee Degmada Jariiban.

Qalbi furan,ayay Bulshadu kusoo dhawaysay Garaad Jaamac.