Video:-Wasiir hore Axmed Siciid Awnuur oo fariin udiray Islaan Ciise iyo Suldaan Garaase

Axmed Siciid Awnuur oo soo noqday Wasiirada Waxbarashada,Dekadaha iyo kaluumaysiga Puntland,ayaa fariin adag uga diray Islaan Ciise iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka