Karaash miyuu udabcay dalabyadii Deni ?

Dhanka kale Deni waxuu si cad ugu dhagay in uu isagu maamulo Wasaaradaha Amniga,Arimaha Gudaha iyo Maaliyada.

Karaash,ayaa diiday soo jeedintaas oo yiri “Ma Daaqa Qaranka,ayaad iiga tagaysaa hadaad Wasaaradihii noolaa qaadatay”.

Balse ukala dabqaadid kadib,Karaash,ayaa dabcay oo aqbalay in Deni meel uu joogaba maamulo Wasaaradahaas.

Deni,waxuu rabaa in Sadexdaas Wasaaradood aysan Karaash hoos tagin,xataa haduu Dalka ka maqan yahay.

Ujeedka Deni,waa in uu maamulo Wasaaradahaas isagoo Xamar jooga.

Dastuuriyan hadii Madaxweynaha uu dalka ka baxo ku xigeenku waa Madaxweyne buuxa.

Jibril Qoobey.