Deni iyo Karaash oo ugu danbayn is-afgartay

Karaash ugu danbayn,waa aqbaley in Deni magacaabo Wasaaradaha cusub,waxuuna galay gorgortan.

Wasaaradaha uu ku dhagey,waxaa ka mid ah Amniga Arimaha Gudaha,waxuuna taagan yahay Dhulbahante hala siiyo in la aqbalo ayayna ubadan tahay.

Beesha Cali Saleebaan oo Kursiga Amniga ku fadhida,waxaa dhici karta shaqada iyo shaqaalaha in la geeyo.