Video:-Safiirka Maraykanka oo bixiyay waraysi niyad jab ku ah Somaliland

Waraysiga Safiirka Maraykanka uu siiyay VOA,waxuu iftiinshay laba arimood oo muhiim ah…

1.Siyaasada Maraykanka ee Midnimada Somaliya oo cadeeyay in Dalkiisu aaminsab yahay hadafkiisa Siyaasadeed ee ku aadan arinkaasna uu yahay Somaliya mid ah,Dimuqraadi ah oo Nabad ah.

2.Doorashada Xildhibaanada Fadaraalka,ayuu sheegay in Boqolkiiba Sagaashan ay soo dhamaystirantay lana dhaarinayo inta la doortay oo aan la sugayn kuwa dhiman.

Qodobka 1-aad ,waxuu dharbaaxo ku yahay Somaliland iyo hankeeda gooni goosadka si gaarka dadaaladii Muuse Biixi ee ugu danbeeyay.

Qodobka 2-aad,waxuu fariin uyahay garabyada isku haya Xildhibaanada laga soo dooranayo Gedo,waxaana loo sheegay in aan loo joojin doonin.

Halkan ka daawo muuqaalka