Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiiradda,Ku xigeenada & Wasiiru-dowlayaasha Puntland ee la magacaabey.

Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiiradda,Ku xigeenada & Wasiiru-dowlayaasha Puntland ee la magacaabey.

Isku bedel Wasiiro:

  1. Waxaa Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim loo bedelaya Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha. – (Waa Dhulbahante – Cali Geri).
  2. Waxaa Cabdullaahi Cabdi Xirsi loo bedelaya Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka – (Waa Leelkase)
  3. Waxaa Axmed Shire Siciid loo bedelaya Wasiirka Wasaaradda Beeraha – Waa Beesha (Waa Maajeerteen – Caji Jibraahil)

Magacaabid:

  1. Waxaa Jamaal Carab Yuusuf loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga. – (Waa Majeerteen – Biciidyahan)
  2. Waxaa Dr. Naciimo Cabdiraxmaan Guuleed loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska. – (Waa Leelkase)
  3. Waxaa Dr. Carshe Maxamed Siciid Aw-muuse loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha. – (Waa Majeerteen – Ciismaan Maxamuud)
  4. Waxaa Maxamed Cabdullaahi Axmed (Libaaxe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha- (Waa Warsangeli – Dubeys)
  5. Waxaa Cabdalle Cali Maxamed (Xashaawe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga. (Waa Majeerteen – Cumar Maxamuud.)

T) Wasiir Kuxigeeno :

Bedel

  1. Waxaa Faa’iso Cali Ismaciil loo bedelaya Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha (Waa beelweynta Gabooye.)

Magacaabid :

  1. Waxaa Laylo Cabdi Cali loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka (Waa Majeerteen – Cali Saleebaan.)
  2. Waxaa Aamino Maxamed Cabdullaahi loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka (Waa Warsangeli – Cumar)
  3. Waxaa Cali Cumar Caarshe loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda – (Waa Dhulbahante – Ugaadhyahan)
  4. Waxaa Mukhtaar Cabdisalaan Suleymaan loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada – (Waa Warsangeli Cumar)
  5. Waxaa Qaasim Maxamed Yuusuf loo magacaabay Wasiirka Kuxigeenka Wasaaradda Dekeddaha – (Waa Majeerteen – Wadarmuge)
  6. Waxaa Cabduqaadir Maxamed Suleymaan loo magacaabay Wasiirk Kuxigeenka Wasaaradda Tamarta – (Waa Dhulbahante – Qayaad.)

J) Wasiiru Dowlayaal :

  1. Waxaa Shaakir Maxamed Guuleed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta – (Waa Dhulbahante – Reer Hagar)
  2. Waxaa Axmed Maxamuud Maxamed (Barile) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha – (Waa beesha Tiinle)
  3. Waxaa Nuur Sheikh Daahir Sheikh Nuur loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha – (Waa Awr-Table – Yuusuf Daarood)
  4. Waxaa Axmed Ibraamin Cawaale loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. (Waa Dhulbahante – Khaalid)
  5. Waxaa Cabdinaasir Aadan Gows loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda – (Waa Awr-Table – Yuusuf Daarood.)
  6. Waxaa Mustafe Cabdifitaax Maxamed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha. – (Dhulbahante – Waceys Aadan)
  7. Waxaa Cabdiqani Maxamed Cabdi Ciise loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga – (Waa Dhulbahante – Cumar Waceys.)
  8. Waxaa Yuusuf Axmed Maxamuud (Barre Faatax) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha (Waa Majeerteen – Siwaaqroon.)
  9. Waxaa Maxamuud Ismaaciil Jaamac (Ciyoon) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta. (Waa Warsangeli – Cumar)