Video:-Dilkii Xildhibaan Aamina oo loogu hanjabay RW Rooble

Rooble,waxa uu sheegay in loo soo diray farriimo hanjabaad ah, kadib markii isaga iyo madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ay isku raaceen in la furo kuraasta maamulkaasi taalla, gaar ahaan magaalada Beledweyne.

Ra’isul Wasaaraha,ayaa si gaar ah u xusay kusigii ay u tartameysay Allah ha u naxariiste xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi.

Rooble oo kahor hadlayay dad fara badan oo ka qeyb-galay munaasabad loogu duceynayay xildhibaan Aamina,ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in dilkeeda ay maleegeen kooxihii horay u dilay Ikraan Tahliil Faarax,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka