Maxaa ka danbeeya Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Ee Xamar loo daabulayo?

Ugu yaraan 33-Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ka mid ah,ayaa loo daabulayaa Xamar.

Ujeedka daabulaadu waa in aan Madaxweyne Deni gadaashiisa laga adeegan,waxayna la joogayaan Xamar inta Doorashadu dhinac udhacayso.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Abwaan Jibriil,ayaa isaguna aadaya fasax Ingiriiska ah oo Madaxtooyadu ku casuntay.

Madaxweyne Deni cid uu aaminayo majirto,wal-walka ugu weyn,waxuu ka qabaa M.xigeenks Axmed Karaash iyo kooxda Sxb-ka dhow la’a ah ee Aaran-shaydaan in ay isgaanbuursadaan oo ay karkaarka waydaariyaan.

Jibril Qoobey.