Taariikh kooban oo ku aadan Suuqa Waaheen Hargeysa Ee gubtay

Taariikh: Suuqa Waaheen ee Hargeysa

Suuqa Waaheen, wuxuu sidan oo kale u gubtay 26,June 1969. Markiiba waxa yimid Madaxweyne C/rashiid Cali Sharmaake, wuxuu siiyay dadkii khasaaruhu gaadhay 80% wixii halkaas kaga gubtay.

Sidoo kale Masjid Jaamaca Hargeisa ayuu siiyay 50,000 shiling oo u dhigmaysay kala badh khasaaraha suuqa gaadhay.

Source: Somaliland Affairs (Archive)