Biyo-xireen balaaran oo laga wado Baargaal

Biyo xireenka Degaanka Washington ee Degmada Baargaal.

Biyo xireenkan oo ay shaqadiisu socoto muddo illaa sadex bilood ku dhow,ayaa dhulka joog ahaan ka hooseeya 5-mitir dherer ahaana gaaraya 80-mitir.

Waa Mashruuc ay kawada shaqsynayaan Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo iyo Bangiga Aduunka oo bixinaya maalgalinta.