Shahaado bixinta Xildhibaanada oo si habsami leh usocota

Waxaa Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qaatay tiro Xildhibaano ah oo uu ku jiro Wasiirka Kalluimeysiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Xildhibaanada kale ee qaatay Shahaadada ilaa iyo hada,ayaa kala ah…

  1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
  2. Hassan Idow Mohamed A#22
  3. Nor Mohamed Gedi AS#10
  4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
  5. Mohamud Abdullahi Ahmed (Abuukaate) GSH#006
  6. Yusuf Ibrahim Afrah (Kabaale) GSH#033
  7. Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
  8. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
  9. Ifrah Mohamed Awed GSH#037
  10. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46.
  11. Fardowsa Osman Egal GSH#232
  12. Saredo Mohamud Hassan (Jeyte) AS#54
  13. Deeqo Hassan Hussein AS#51
  14. Cabdisamad Yusuf Mohamed AS#52
  15. Mohamed Bashiir Ali GSH#083
  16. Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore)GSH008.
  17. Cabdillaahi Bidhaan Warsame GSH#235.