Miyaa la gubay Suuqa Waaheen Ee Hargaysa?

Waa markii ugu horaysay oo masiibo ka dhacda meel Somaliya ka mid ah ay Alshabaab Tacsi ka diraan.

Taasi waxay meesha ka saaraysaa tuhun jiray oo oranayay Alshabaab,ayaa gubay Suuqa Waaheen.

Dhanka kale Tacsida Alshabaab waxay xoojinaysaa tuhunkii isa soo tarayay ee lahaa (Suuqa waa la gubay,waxaana fuliyay ficilkaas Dad u adeegaya Muuse hadafkuna waxuu ahaa in aan Habar-Awal lagula loolamin Siyaasada oo si gaar ah looga reebo Gar-xajis).

Hargaysa Laba Suuq ayay leedahay,kuwaasoo lagu kala magacaabo Waaheen iyo Gobanimo.

Waaheen Garxajis iyo Arab,ayaa ubadan Ganacsigiisa waliba Garxajis hantidiisu halkaas ayay taalay.

Gobanimo,waxaa ubadan Habar-Awal.

Beesha Isaaq,waxaa ka dhex jira loolan adag oo hogaaminta Maamulkooda ah.

Jibril Qoobey.