Mulkiilihii Hotel Doorbin Muqdisho oo Geeriyooday

Mulkilihii Hotel Doorbin Muqdisho oo aad ugu dhawaa xarunta Sirdoonka Nisa,ayaa geeriyooday.

Ganacsadaha,waxaa lagu magacaabi jiray Xasji Maxamuud Cali Gaange rabi ha’unaxariisto.

Waa Geeri ubaahan baaris oo shaki ku jiri karto.