Qaadashada Shahaadada Xildhibaanimo oo si habsami leh usocota

Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:

  1. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072
  2. Said Mohamed Ali GSH#093
  3. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04
  4. Abdullahi Sh. Ismaaciil Fartaag AS#02