Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo oo si habsami leh ubilaabatay Maanta

Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:

  1. Samira Maxamud Haji AS#51
  2. Saynab Ismail Mohamed AS#45
  3. Mohamed Abdi Osman AS#49
  4. Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014
  5. Farhan Ali Hussein AS#47
  6. Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010
  7. Mohamed Farah Nur GSH#192