Dowlada Somaliya oo xaqiijisay in ay udirtay Maamulka Somaliland Lacagtii xanibnayd

“XFS waxa ay galabta Guddiga Gurmadka Suuqa Waaheen u dirtay lacag dhan $12,700,000 USD oo loogu talo-galay “Gurmadka Suuqa Waaheen”Ayuu yiri Mahdi Guuleed.

Waa talaabo wanaagsan oo xoojinaysa midnimada Umada Somaliyed,gaar ahaan kuwa Jamhuuriyada Fadaraaliga ah kuwada jira.

Waxay waji gabax ku tahay kooxda Farmaajo ee abuurayay nacaybka,kala dilka iyo xumaanta Umada Somaliyed.

Midnimada Somaliya waxay lama huraan u tahay Qof walba.

Waa guul taariikhiya markale in Dowlada Dhexe ee Somaliya ay si toos ah oo waadix ah ugu taageerto Maaliyad Dowlada Somaliland ee qaybta ka ah Dowlada Fadaraalka.

Jibril Qoobey.