Hadalka Mursal ma’ahan mid haysta Qodob Dastuuriya

“Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo maqan haddii baarlamanka la dhaariyo ma noqonayo Baarlamaan Federaal ah ee wuxuu noqonaya Dowlad goboleedyo is kaashaday”Ayuu yiri Gudoomiye Mursal.

Masoo xigan Qodob Dastuuri ah oo qeexaya waxa uu ka hadlayo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Fadaraalka Mudane Mursal.

Dastuurku,waxuu qorayaa oo kaliya in Kooram wax lagu doorto hadana waa dhamaystirmay.

Majiro hal Qodob oo Dastuuriya oo oranaya Maamul hebel ama Gobol hebel oo maqan lama dooran karo Madaxda Qaranka.

Mursal mudadii uu soo ahaa Gudoomiyaha si qaawan,ayuu ugu xadgudbi jiray Sharciga hal marna masoo xigan Dastuur iyo tixraax sharci oo hore.

Warkiisu waa ciyow waa ka baryay oo aan saamayn yeelan doonin.

Jibril Qoobey.