Video:-Hadal jeedinta W.Tima-cade oo qaatay Kaarka Seneternimo Ee Aqalka-sare

Hadal jeedinta Senator Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade oo maanta qaatay kaarka Aqoonsiga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad,hoos ka daawo hadal jeedintiisa.

Halkan ka daawo muuqaalka