Video:-Sidee usocotaa bixinta Shahaadada Xildhibaanada?

Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa ka warbixiyey Shahaado bixinta Xildhibaanada la doortay ee labada Gole ee Baarlamaanka 11aad,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka